Wakaaladaha & Cadeemaha

🛡️ MA RABTAA INAAD WAKIIL ASHXASI AH AMA GANACSI U MAGACAWDO SI SHARCI AH? 🛡️ Ma joogtaa dalka dibadiisa mise gudahiisa, oo waxaad u baahan tahay qof si rasmi ah kuugu matala arrimaha hantida, maxkamadaha, ama ganacsiga? Ha khasaarin waqtigaaga iyo hantidaada…
